shalay wan ku doortay
maanta waa ku waayay
hadii kale ani waakan
hadii kale ani waakan
dhibka ka dhaafa
gabadhii gabadhii
gabadhii gabadhii
heey gabadhii gabadhi
gabadhan jecelkeed
madhacaa habeenkii
gabadhan jecelkeda
madhacayee habeenkii
sati mabaana gabadhi gabadhi gabadhii gabadhii
heey gabadhi gabadhi
gabadhan jecelkeed
madhacaa habeenkii
gabadhan jecelkeda
madhacayee habeenkii
saxib dijay nakuuja gabadhas
waana ku qaataa markastana ku faanaa markastana ku farxaa jecelkayga siistee
hoo hoo aan siistee wax kasta aan siistee jecelaan siistee siistee haa haa markasta siistee anaa siistee
gabadhan siistee xabibti siistee siistee isteelkay waaye
gabadhii gabadhii
gabadhii gabadhii gabadhan jecelkeed madhacaa habeenkii
gabadhan jecelkeda
madhacayee habeenkii
saxib dijay nakuuja gabadhas
waana ku qaataa markastana ku faanaa markastana ku farxaa jecelkayga siistee
hoo hoo aan siistee wax kasta aan siistee jecelaan siistee siistee haa haa markasta siistee anaa siistee
gabadhan siistee xabibti siistee siistee isteelkay waaye
gabadhii gabadhii
gabadhii gabadhii
siko siko ila siko hee
siko siko inyar siko wax yar siko hee adi siko siko siko ila siko haa wax yar siko
samee samee ila samee
haa wax lee samee same hada samee haa wax lee samee booja wax lee samèe
sxb wax lee samee hee hee hee