VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma baahni - Lyrics

fadumo majogto dahabo majogto fosiya majogto ista majogto asiya majogto asli majogto ayana majogto xaawa majogto difikaale wan waayay atomaane wan bashte qalbigay adumba dagay wehelaan ubaahday kajiri kajiri ma aqaan balabaan kajiri ma aqaan kajiri kajiri ma aqan daris kaan kajiri ma aqaan mar walba uma baahni uma baahi marwalba uma baahni hee hee uma baahni yartani dhudhuwana hoo ani wax baan usheegay usheegay ani wax baan ushegay ushegay way diiday dee hee hee way diiday way diiday hee way diday way diday dee dab rufiyaanka ka beeray wax kastana xasidka kubeeray jacelkaga anaana ubaahan jacelkaygana daryele soo boobsii waxa heesidna agtayda soo keente soo booti dhankay soo eegte saas waye naa cebtana igadhaafe dhamidayda adan ku doorte wax walbana adan kusistee jecelkayga adan ku siistee riyadaada anaa rumeenaa kajiri kajiri ma aqaan balabaan kajiri ma aqaan kajiri kajiri ma aqan daris kaan kajiri ma aqaan mar walba uma baahni uma baahi marwalba uma baahni hee hee uma baahni yartani dhudhuwana hoo ani wax baan usheegay usheegay ani wax baan ushegay ushegay way diiday dee hee hee way diiday way diiday hee way diday way diday dee
Queue is empty
-- / --