bal iday bal iday bal i daawo
hada day hada day hada daawo

beerkii jacaylkeen
bilaneey abuurnaa
baylah ka dhawree
bal i day bal i daawo

ifraaxeey daraada
badidood haweenban
baashaal ka diidee
ba iday bal i daawo

axdigii ma beenayn
burburkaan ka dhawraa
balantiyo jacaylkee
bal i day bal i daawo

caawana barwaaqiyo
farxadiyo badhaadhaan
kula barbar taagnee
bal i day bal i daawo

Exit mobile version