VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diiwaan - Lyrics

armuu idilaa cishqigu armuu diihaal jacayl naftayda dukaashada anigu haduu cilmi doogta dhigay armuu ana igu daraa qabriga ii daadahshaayo diwaanka armaan galaa dawooy anigoo ku jecel jidhkayguna kuu damqado armaad iga doorsataayoo cishqiga igu dayrisaayoo dalxiistaa meelo kale adigu danteena adaa hayee taladaa kuu daynayaa aniguu adoo ii diir naxaaya qalbigaad raxmad iiga tahay armuu doog igu noqdaa nimaan door iga mudnayn armay dantu caawisaa isaga haduu caashaqu i dilo armaad adna daaanadaa docdaada ka yeelataayoo dariiqii hodan martaa adigu
Queue is empty
-- / --