VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku jantay - Lyrics

jaceylbaan kuu qabaaye indhuh jaahaaga wacan jaleecada kaama jeestaan jal iyo bur mahubsnaayo uurku kalgaceylku jiifaa kujantaye ijama oo ijama oo aan jaceyl wadaagnee sidii ubixii janadii jawharadii ii iftiintey aduunyada ugu jeclaayee jeenantii waan quudan waaye jawaab baan kaa sugayaa
Queue is empty
-- / --