sida sagaalka roobka
kuu sahaamiyaayo
sida qof safar tagey baan
aduun kuu samraa wali
isaluugtay aduu
iga samirtay aayaa
maynu kala sal gaadhine
sideebaan uqaataa
macaaneyy sadriga iyo
meelaan saxar taginbaad
kusameysantaayoo
sina uga go aynine
isaluugtay aduu
maynu kala salgaadhine
sideeban uqaataa

Exit mobile version