VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxnaano - Lyrics

Bogayga hadii la jeexo Uurkeyga hadii la Baadho Beerkayga Hadii la safo Wadnahayga baratankii la fiirsho Adigaa adigaa adgiaa Adaa baxasano Dhaxjiifa Naftaydan adaa ku beermay Ilaa Badda laigu aaso Inaad baxdo lagama yaabo Bareer cad baan usheegay Bulshada ha ogaato saakay Baxanaano Baxnaano Banaano hadaanad isaygin Hadaanan barbarkayga istaagin Qudhaydu Qudhaydu Qudhaydu inay baxeeso Baxeeso baa ba'eeso Halkaad Bariga jecleestay Beedkaada inaan imaado Inaan boqol jeer ku eekto Inaan samo kugu bariisado Anigoo anigoon agoon Anoo kaa bogan karin Markaad ila warameeeso Sidii janno la'igu baaqaa Ubagayaa sheekadaadu Bareer cad baan usheegay Bulshada ha ogaato saakay Baxanaano Baxnaano Banaano hadaanad isaygin Hadaanan barbarkayga istaagin Qudhaydu Qudhaydu Qudhaydu inay baxeeso Baxeeso baa ba'eeso
Queue is empty
-- / --