VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadka kaa hinaasa - Lyrics

habeenkaad qudhayda macaane hor joogto hilawga dareenkiyo huqdaa ka idlaata kolkaad ka habsaanto ee aanad ku hayn kolba kuu timaada heedani ku tabaysa waxa i hantaaqa wixii ku halgaada anaa u haraada waxaad u hamuunto dadkaa ka hinaasa habkaan u dhaqmayno halyeeyow kashaydiyo hantiday xiskaygee waxaad hoy ku leeday halkaa beerkayga sidii hadhac geed naftaa hadhsanaysa hawada jacaylka ee aad ku habayso
Queue is empty
-- / --