VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

dareenka walaalnimo iyo dubaaqiyo jiidhkana ogow ii kaa dabree intaan dadba kaa xigsaday kolkaan deeqsi kuula baxay miyaad doqontii i tidhi damiirku wuxuu dhibsaday naftuna daawo moodayo maxaan soo maray duruus dadkuna ila yaabanaa dulqaad badan waalidkay dariskiyo xigtada dabiibkayga raadiyeen maxay dar ALLEE indhuhu ilmada kuu daadiyeen bildhaantaada daydayeen
Queue is empty
-- / --