VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hayga dhiman - Lyrics

adaa ha dhugtay qof ku dhaaday oo ku dhaartay ada dhayay dhaawacayga oo idhawray adaa dheeman iga dhigay oo idhiirshay adaa idhiirshy adaa dhisay qalbi dhintay oo ku dhaartay naf dhantaalan dhibka jiray dhakhtar keeeda dhaxan biiye dheeli tire dhayahayga farxad dhaabe iidhabeeye hayga dhumin inta dhiman iidhameeyoo hayga dhiman dhimirkayga dhudahayga saw kugu dheehay dhan ka bixi wadnahayga kugu dhaabay marna dhiiga nafku dhaaday ku dhexnoolid igu dheerid igu dhiganid oo ku dayranid barta dhunta dheef mareenka ku dhex beernid adaa dhaxlay xubi dhawrsan oo xad dhaafa ada dagay dhimirkayga oo dhexqaday ada dhaama kun dhigaaga oo wax dheerid adaa dhaga nabdi dhumay oo daryeela handhaawacay dhamaystire dhidibkayga dhol dhooliye i dhiiriya dhaymahayga nolol dhuntoo dib udhisoo hayga dhumin inta dhiman iidhameeyoo hayga dhiman
Queue is empty
-- / --