idaryeele idaweeye
ina dooje idugsiiye
dareeme ina dayre
idabiibe i
daweeye ina deeqe

sidaan doono yarka
doonoow diifta reebe
sidaa diido yarka
diidoow i dirnaade
waan ku doortay kana
doorya dadkoo dhanoow

jacl dixa xiiso doorleh
ku daleeyey ku duceeyay
dartii caashaqa udilnaaday
adna daadah kaalay
daadah daji ruuxda
adna daadah kaalay
daaltir daji ruucda

jawi doore farxad
daabee qosol daare
dhaxan dayree dabeel
xayree idugsiiye
digtoorka hayoo dugne
bantoow diiqad baaji

wax idiirsha ina dooja
i diirshee dagdag
raadsho dalabkayga
idockeene waad i
deeqde ina dayre
tay nolosha dooran

Exit mobile version