VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saylici - Lyrics

inantaaan jeclaayey inagoo laba jeclaayeey ayaan ma rabtaa aroos cawadiyo ayaankay inagoo lamaan ayaankay ayaan ma galnaa aroos indhihii ku eegee kalgacayl la ooyoo kuu ilmeeya adiga aniguba sidoo kale udunaanka dhagaha u dhagaysta adigee ina keen dhamaatee ina mari is raacnee ehelkiiii aadnee waa aqal galkeenee ina mari is raacnee aan ku geeyo reerkee habka tumista dhaqanka le hanbalyiyo salaambaan hido idhi akaadami hawraarsan weeyee hirwadiyo ciyaaraha waa hido akaadami halo quruxsanaayee erayda ka soo baxa afku hadal macaana alaylahee aftahanada geesi aragti dheeriyo deeqsi iin ka dheerow afgobaadsi maahee akhlaaqbaad u dhalatoo aynigaa ku dhaaftee amaan been maahoo asaraar ma galinine anba qiray waxaad tahay
Queue is empty
-- / --