VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadnaha lulmanaaya - Lyrics

wadnaha lulmanaaya laxawga kalgacal ku ladhan toban jeer lubiguna kuu nugul adiguna lahashda ladhkani igu furan lahwi kuma qabtide waad ka ladantay waheey sidaan kuugu liitiyo waheey sidaan kuugu liicay layaabay dhashoo dhibtaan laasimay laylkii hurdada kama lado xiisaha qalbiga lala eegtay leebkii cishqigu liishaan iyo gantaal laxaadkii muu la helin ladanaw laba jeer adigoo i lagdaan laabta kugu hayaa adiguna iga lexataa
Queue is empty
-- / --