Heesta Yaa kaawaalay - Lyrics
yaakaa waalay walalow
waxkalaad tahay
kugu idhi walaalow
sooyara weeco warka
aan kusiiyee walaalow
waa lagaa walee
dhar magaalo
waala xidhaa
war magaalo
waa labartayoo
qal magaalo
noqon maysid
isasii wadataa
waaban lahaydaa
waa lagu dhashoo
waana loodhashaa tan
intaad mooday
magaalka wayn