VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baby girl - Lyrics

ii nuuri ii nuuri korontada igu daaran ii nuuri lugta dhib dhexda dhib ii nuuri hoy ii nuuri korantada igu daaran iinuuri xafladu waa bilow xamar nama deeqdo bad waynta nageeya doonida noo fura gabdhaha qur qur xon agtayda hala keeno gabdhaha kaletana halkaas hala geeyo xumaan uma qabo kaftan waaye freestyle indhaha ku maqla dhagahana ku arka wixi dhawac ah isbitalka halageyo nin wayn iskabaro milion ways to survive ii nuuri ii nuuri korontada igu daaran ii nuuri lugta dhibi dhexda dhibi ii nuuri hoy ii nuuri korantada igu daaran iinuuri mandheeru ka imaday dadkana wuu is baray surwalka kor uqaado gabdhahana foorari dhexdana kaqabo dhab ku dheh isii biyaha isku fur isku fur biyaha isku fur dhidid kana hala sayro xertaydii reer man dheera wiilkiinii waa tagay hawadaasu marayaa isii isii waryaa ii nuuri ii nuuri korontada igu daaran ii nuuri lugta dhibi dhexda dhibi ii nuuri hoy ii nuuri korantada igu daaran iinuuri xafladu waa bilow xamar nama deeqdo bad waynta nageeya doonida noo fura gabdhaha qur qur xon agtayda hala keeno gabdhaha kaletana halkaas hala geeyo xumaan uma qabo kaftan waaye freestyle indhaha ku maqla dhagahana ku arka wixi dhawac ah isbitalka halageyo nin wayn iskabaro milion ways to survive ii nuuri ii nuuri korontada igu daaran ii nuuri lugta dhibi dhexda dhibi ii nuuri hoy ii nuuri korantada igu daaran iinuuri
Queue is empty
-- / --