VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geed macaan - Lyrics

geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan dhinac u gal gees gees u gal geesigan garabkiisa gal geenyooy guurkiisa yeel garabkiisa gal uuna uyeel u dheeloo haansiga u dheel u duug duug daalkiisa garo dartiisa baro dabcadiisa baro haduu rabo gabar kale u doon geesi garabkii lama gooyee guulaa garabkayga ahee gaariyeey gabar kaa itaal geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan gabar geedaha yay ku dilin un gaabsi ani ha iga baqan keem xun ha iga sugan garshaa la igu yaqaan gobolkii aan ka imid gaal dilaal la iiga yaqaan gorgor boqor shimbireed garasna geeda u adag geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan geed macaan dumar waa geed macaan anaa qirayoo dumar waa geed macaan
Queue is empty
-- / --