VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Ha cabsan Lyrics

Gugu hilaac maleh
Gugu hilaac maleh
X2

Ha cabsanin
Ha cabsanin
X2

Excusume abaay
My name is nin wayn
Dib baa ku saaran
Girl hilibaa ku saran
Moos kaaga liintayda
Ma isku darsanaa

Ilaa iyo gurigayga
Ma isla siitagnaa

Buda qabe biyo
qabe isu baahanaa

Dheeshuna macaa
Gurigayga waa lagaray
Soo kala firee dib
Ugal dib dib ugal

Dj buule gabadhaas
Way nuuree abaa she
From xamar wayne
She so q laka baa
Daa uuse

Excusume abaay
Maxaa isla kuusee

Gugu hilaac maleh
Gugu hilaac maleh
X2

Ha cabsanin
Ha cabsanin
X2

Wisbi waakan iskeena
Waakan markale ideeya
Gabdhaha qurxon qadeya
Ma xanaqin maxumaynin
Shantaa somali mideeya

Muus kuus loos kuus
Buus foos xoolo moolo
Boolo dumarkaad latar-
Tantaa waxad tahay
Xoolo raga waad ka
Liidataa ciyaal yahow
Foolo

Ha ila qoslin niga waxad
Tahay boolo asxabtaydu
Mabadno waxan nahay
Soolo

Gugu hilaac maleh
Gugu hilaac maleh
X2

Ha cabsanin
Ha cabsanin
X2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --