VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ii nuuri mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo

1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Whizbi
Ii nuuri

ii nuuri ii nuuri
korontada igu daaran
ii nuuri lugta dhib dhexda dhib
ii nuuri hoy ii nuuri
korantada igu daaran iinuuri

xafladu waa bilow xamar nama deeqdo bad waynta nageeya doonida noo fura
gabdhaha qur qur xon agtayda hala keeno
gabdhaha kaletana halkaas hala geeyo xumaan uma qabo
kaftan waaye freestyle

indhaha ku maqla dhagahana ku arka wixi dhawac ah isbitalka halageyo nin wayn iskabaro milion ways to survive

ii nuuri ii nuuri
korontada igu daaran
ii nuuri lugta dhibi dhexda dhibi ii nuuri hoy ii nuuri
korantada igu daaran iinuuri

mandheeru ka imaday dadkana wuu is baray surwalka kor uqaado gabdhahana foorari dhexdana kaqabo dhab ku dheh

isii biyaha isku fur isku fur
biyaha isku fur dhidid kana hala sayro xertaydii reer man dheera wiilkiinii waa tagay
hawadaasu marayaa isii isii waryaa

codkii Whizbi