fabunaanii yarta buuran dhexda dhuuban dhag kasii
fabunaan yarta dhuuban barida buran dhag kasii
minafasay minow falaay caawana inta dhac boom boom
jilibka qaad gacanta saar gees uleexi gab ka dheh game ka noo celi anootii nooti
jilibka qaad gacanta saar gees uleexi gab ka dheh game ka noo celi fabunaani yarta buuran dhexda dhuuban dhag kasii fabu naanii
yarta dhuban barida buuran dhag kasii mina fasay minow balaay caawana inta boom boom
gabartaan iga buufiya kor iyo hoos iga buufiya laab laab yaha iga buufiya koroona iga ilaaliya
saat bunaanii
yarta buuran dhexda dhuuban dhag kasii yarta dhuuban barida buuran dhag kasii
minafasay minow falaay caawana inta dhac boom boom
fabunaanii waa tumeenaa barida buuran waa tumeenaa
dhexda dhuuban waa dafeenaa