VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laba labuuf - Lyrics

Laba labuuf waryaa Laba bilod waryaa Laafyoode waryaa Laab neeste waryaa Afku xoogle waryaa Dumar caaye waryaa Caada qaate waryaa Hhhhh waryaaa x2 Isha iyo sixirkaa Shaqfir shurukada Kaxiro shaqfir kuwa Shida warka shaqfir Dumar wad katagtee Ragna madan gaarin War talaale ceebna Doone duul wareere Dumar ladode cumar Duunyo Lefalkayga markad Tagto wajigaga barar Wan ku lugon waryaa Wan ku dubeen warya Jilbo dhigo warya kalay Nuug warya hada nug Waryaa hhhhhh Laba labuuf waryaa Laba bilod waryaa Laafyoode waryaa Laab neeste waryaa Afku xoogle waryaa Dumar caaye waryaa Caada qaate waryaa Hhhhh waryaaa x2 Soo maliig iimaliig Sirta sirta iimaliig Asteeyaha alifaha Raabka magaca Magaalka wiilka Haya furaha magalka Ee ku tiray ogaalka Sahal manihin sixir Nama karo garbahena Wada xer ruufiyaan Aan loo baqeen Jaambo jet soo kor Jawi qaado jaqafay Kugu tahay jeeg qoro Waxad doonto qaado Jananka goobtaa Jag kaadagi
Queue is empty
-- / --