Mandheera hoy na geeya
Mandheera waan tagaynaa
Mandheera mandheera
Mandheera hoy na geeya
Na buubshoo hoy na geeya
Na geeya hoy na keena
Mandheera hoy na geeya
Dhalinteeni weynakaa
Gabdhaheenii fariin u geeya
Meta meta heesta geeya
Beepk you waan imaanaaa
Huuno huuno hadal maaha
What its do you hoy na keena
Aan baashaalnee caawa na geeya
Aan baashaalnee caawa na geeya

Teamkeenu waan u xiisnayoo
Waanu tabnayoo
Dhalintiina way nii heelan
Soo wadaaya caawa kuligiina
Arshad boy wee waakana
Dhalintiina waan u sheegnay
Magaalkeena madaxdoodii
Baanu nahayoo kuna faanaa

Mandheera mandheera
Mandheera hoy na geeya
Mandheera waan tagaynaa
Mandheera mandheera
Mandheera hoy na geeya
Na buubshoo hoy na geeya
Na geeya hoy na keena
Mandheera

Mandheera hoy na geeya
Mandheera waan tagaynaa
Mandheera mandheera
Mandheera hoy na geeya
Na buubshoo hoy na geeya
Na geeya hoy na keena
Mandheera hoy na geeya
Dhalinteeni weynakaa
Gabdhaheenii fariin u geeya
Meta meta heesta geeya
Beepk you waan imaanaaa
Huuno huuno hadal maaha
What its do you hoy na keena
Aan baashaalnee caawa na geeya
Aan baashaalnee caawa na geeya

Mandheera hoy na geeya
Mandheera waan tagaynaa

Exit mobile version