VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mar horaan sameeyay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Whizbi
Mar horaan sameeyay

Mar horaan sameeyay
Ani mar horan sameeyay
X2

Haduul duul duulin
Darbiga qabso hah

Hadeg degin damiir
Isku yeel hah

Haku dheg dhigin
Geedaha soo dhiib

Mar horaan sameeyay
Ani mar horan sameeyay
X2

Hadaad bilowday boojaad
Ku jirtaa madaxaaga hoos
Lugahaaga kor

See dareemee xagee
Maroosaa gabdhuhu
Waa jiliin raguna waa
Digniin qaar kood
Waa damiin

Dalxiisku waa muhiim
Go tell faadumiin
Waa dareen
What do you mean

Batuulo key hooy
Soo kadaloobso
Wiilka cabitaanka
Soo qobayso

Meel aad gaarin
Adaa laacay rag
Kaa ween la lolamay
Lixdan jir ismooday
Haa waa saas

Muusigayga dhegayso
Marna daaro magacayga
Ka fogow waa belaayo

Hey generaal xogsade
Libaax baad tahay
Naag ah hoorsade
Bool baro soo
Marso shabsade

Haduul duul duulin
Darbiga qabso hah

Hadeg degin damiir
Isku yeel hah

Haku dheg dhigin
Geedaha soo dhiib

Mar horaan sameyay
Ani mar horan sameyay

Hadaad bilowday
Boojaad ku jirtaa
Madaxaaga hoos
Lugahaaga kor

See dareemee
Xagee maroosaa
X2

Sheeko xume showraye
Raga kashiixaaye
Shakhsi to shakhsi
Maniga

Saaxiibkay nolosha
Gaadh waa branki
Oh god umadaadii
Fasahaad

Fashil bay doonayan
Sawir bay jiidayaan
Midbay ka ilmeenay-
Aan kuway isdilayan

Waxan furtay baraf
Designer waxad
Wadataa huudhay
Dryn ah gurigiina
Iska joog shuubaa
Ku dhashee

Rag baa haysta fankanka
Mudo badan ku faa iday
Weli aan ku fashilmin

Fursad baan ku haystaa
Inaan kugu feesteeyo
Noloshaada fashilo

Anaa kaa dhiganayo
Eeyaroo carbisto Marna
Aan canaanto cida aan
Ku ceshto qorta uga
Sura silis

Ha duul duul duulin
Darbiga qabso hah

Ha deg degin damiir
Isku yeel hah

Haku dheg dhegin
Geedaha soo dhiib

Mar horaan sameeyay
Ani mar horan sameeyay
X2

Hadaad bilowday
Boojaad ku jirtaa
Madaxaaga hoos
Lugahaaga kor

See dareemee
Xagee maroosaa

codkii Whizbi