VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wariif mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Whizbi
Wariif

Ninku waa wiis
Usoo biis aniga
Ha imoodin jiis
Kuma jiro kiis
Xamar wayne ilaa
Cabdi casiis like
Hamamaliin alaa
Hanuuniye umadiis

Meeshaan logama
Baahna wariif niga
Aniga ha iskaga kay
Dhigin xariif waxa
Kaa da'aya waa diif
Waxad ku fican tahay
Waa jiif hadaad soo
Kacdana niga waaliif

Waad warertay wad
Wareegtay anaad ii
Timid kursi qaado
Soo fariiso casharna
Qaado gacanta keen
Ulna qaado edebna
Yeelo filinkayga waa
Jug kaaga waa bug
Waxan ahay rasta
Kuraydayda elman
Ali alaaya raxma
Waxad doonto iga
Sheg waligaa igaari
Maysid magacagu
Waa mas marna
Waa lax halow

Maraxow musigayga
Waa miiseej waxad
Dheeshaa darbi saar
Waxad tahay isasaar
Hay qowsaar musigan
Oo kale soo saar anoo
Kale isa soo saar hadii
Kale bax kawaanka
Isa saar

Ninku waa wiis
Usoo biis aniga
Ha imoodin jiis
Kuma jiro kiis
Xamar wayne ilaa
Cabdi casiis like
Hamamaliin alaa
Hanuuniye umadiis

Meeshaan logama
Baahna wariif niga
Aniga ha iskaga kay
Dhigin xariif waxa
Kaa da'aya waa diif
Waxad ku fican tahay
Waa jiif hadaad soo
Kacdana niga waaliif

Waxan ahay birta
Birta qaaday eegoysay
Laqmiye lalmiye libaxa
Leerta jiifo looliye
Masamayseen haa
Ma habayseen haa
Madiyaariseen haa
Maka dhisteen haa
Ma dhamaysen haa
Baraf waaye nin wayn
U banee baraf waye
Nin wayn ubanee

Dj buulo maba gadhide
Xasan kaafi maba gadhide

Ninku waa wiis
Usoo biis aniga
Ha imoodin jiis
Kuma jiro kiis
Xamar wayne ilaa
Cabdi casiis like
Hamamaliin alaa
Hanuuniye umadiis

Meeshaan logama
Baahna wariif niga
Aniga ha iskaga kay
Dhigin xariif waxa
Kaa da'aya waa diif
Waxad ku fican tahay
Waa jiif hadaad soo
Kacdana niga waaliif

codkii Whizbi