VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaaji baraf - Lyrics

rajaan wada goobi leenoo riyaan wada eegi lahayn reer ban wada dhisi lahayn raaliyaan kuu noqon lahaa xaaji barafuun aahaaa sidii roob subax da aayoo xareeduna sayrinaayoo dhirtuna sare kacaysoo carfoonay iila dhigantahee naftaydu way kusugiyoo indhuhu way ilmaynoo inay ku arkaan adigaa rajaan wada goobi leenoo riyaan wada eegi lahayn reer ban wada dhisi lahayn raaliyaan kuu noqon lahaa xaaji barafuun aahaaa xajiyow ixurmee xabadka isaar iqiimee oo ixushmee gabdaha ani iisareysii xaajiyow xaajiyeey xaajiyoow ragana ani iisareysii xaajiyeey xaajiyoow rajaan wada goobi leenoo riyaan wada eegi lahayn reer ban wada dhisi lahayn raaliyaan kuu noqon lahaa xaaji barafuun aahaaa rajaan wada goobi leenoo riyaan wada eegi lahayn reer ban wada dhisi lahayn xaajigaagan noqon lahaa
Queue is empty
-- / --