VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi - Lyrics

xubigayga imigaan xiiso gashee xurmaysoo xadree xubigayga imigaan xiiso gashee xurmaysoo xadree jacaylkan dartiisaan waan bukoodee xiskaygii waad jiidatee janaa jidkaaga ee jiifka laylkii adaan kugu toosaa magacaaga ku qor waa kuu qeeshaa dhuubooy dhalalaal badnayd dhalo coke maa lagaa suubey dhuubooy dhalalaal badnayd dhalo coke maa lagaa suubey mid aan buurneyn oon balaarnayn dhex yar oo caato ahayn saas aan ahayn waliba asturan xijaaban waalidkeedana adeecsan anigana wey i raacsan waalidkedana adeecsan anigana wey i raacsan mid aan buurneyn oon balaarnayn dhex yar oo caato ahayn saas aan ahayn waliba asturan xijaaban waalidkeedana adeecsan anigana wey i raacsan waalidkedana adeecsan anigana wey i raacsan jacaylkan dartiisaan waan bukoodee xubigayga imigaan xiiso gashee xurmaysoo xadree xubigayga imigaan xiiso gashee xurmaysoo xadree xurmaysoo xadree xurmaysoo xadree
Queue is empty
-- / --