Geesi iyo hanad ba lga boogsada ragninki waxgarada la garwaqsadaa 2x
Waa ningala abalo gudikarana wanago samo kugu gardare ahaahaa 2x
Gareerxiyo adoon godoob u malayn 2x
Hawshan ila gal ama gooni noqo anka go,e ankaa go,ee 2x
Galad iyo ayaan ba lagu guursadaa talo aad gorfaysa geed lala taga 2x
Guntaa laga garaba layskuma gayaxa oo gees lagama eegee ahahahaa 2x
Gareerxiyo adoon godob umalayn 2x
Hawshan ila gal ama gooni noqo aanka go,e aanka go,ee 2x

Exit mobile version