VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgeceel - Lyrics

Igu dheer inantani waatan dhursugaye dhunigaa u diide hurdo uga dhaqaaqe 2x Dheeheda midabka leh waa midlo dhameeyo aa mabakala 2x mabakalaa dhantalnee 2x Anba kugu dhadhabayo labada isku dhigantaa mid haduu dhantalmana isna uma hagaagee 2x Amba dhuubtay awgaa habenadan dhibaate 2x Dhayalsadey jacaylkuye inta u dhan iiriday ma dhexgalay wadnaha oo mala dhuubtey awgaaa iiiih mala dhubtey awga amba dhamac kalgacalba inta an la dholan dholay idhalalineyso dhexdu ila yarate 2x Indho kugu xasuusto riyo kugula dhelee dhalaal xuralcayn iyo dhanad qabatey wayee 2x Kolkaad soo dhawata dhulku wada iftiimaa mabakala 2x mabakalaa dhantalne 2x Laba kala tignato waxan nahay dharaarba marka ay isdhafan iskudheliyeyse 2x Amba dhubtay awgaa habeenadan dhibate 2x Dhayalsadey jacaylkuye inta uu dhan iridey ma dhaexagaley wadnaha o ma la dhuubtey awgaaa iiiih mala dhubtey awga amba dhamac kalgacalba inta aan la dholan dholay idhalaalineyso dhexdu ila yaratee 2x
Queue is empty
-- / --