soomaali wayneey habeen wanaagsan
habeen bar weeyee hoydoo dhamaantiin
hurdada seexdoo habeen wanaagsan
intii habsaantee dantood haleelin
marqaan ku hawlan alle hanuushee
habeen wanaagsan

soomaali wayneey habeen wanaagsan
habeen bar weeyee hoydoo dhamaantiin
hurdada seexdoo habeen wanaagsan
intii habsaantee dantood haleelin
marqaan ku hawlan alle hanuushee
habeen wanaagsan

Exit mobile version