Heesta Raran - Lyrics
Hadaad Raaxo doon tahay
Aan ka helin rafaadoo
Ra'yigayga maan galin
Inaan wada rayaaqnaa
Reeskiyo barwaaqada
Ra'yi oo dad uu leeyahay
Raad beena uu jirin
Rufiyaana hadalkood
Hada reer ma leedahay??
Rabigay ka yaaboo
Ha iraali galininee
Ruuxaaga iga qari
Raran aad ukul
Aan kareestay baa tahayee
maanka aan urooneenee