Heesta Sidaa damacday - Lyrics
Anoo say ku baran
Sacabo kuu tumay
Sowtkaad tiraahdana
Sikin baan ku fuin jiray
Sababtuna waxay ahayd
inaad sordi tahayoo
Saygayda noqotay
Zamsam iyo xareedoo
Subax la mood yahoo
Samri waayay wiilyahoo
Sidee damacday ii sheeg
Intuu saadir uumay
Adaa ila sareeyee
labada isla socotana
Saaxib ahaadana
Waxuu baa sirmaadoo
Xumaan u sameeyo
Adiguna sidaa garo
Zamsam iyo xareedoo
Subax la mood yahoo
Samri waayay wiilyahoo
Sidee damacday ii sheeg