VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wahad cover - Lyrics

Anigoo wax badan jirin Anigoo wax badan jirin Walbahaar haa walbahaar Kalgacalbaa igu waabariistee 2x Wahaadayee nafatydii Wahaadayee nafatydii Wahaadayee nafatydii Wahaadayee naftaydii Waxa haystaan la yaabee Wadada iyo gaadhiga Kama weecanaysaa Wiilyohoow ku waayee War miyaanad iga hayn Wiilyohoow ku waayee War miyaanad iga hayn Mise waranka caashaqu Kaligay haa wareeyoo Kaligay haa wareeyoo Igu wiirsadaa tahay Igu wiirsadaa tahay Igu wiirsadaa tahay Igu wiirsadaa tahay Wacdaraha aduunkaa Wacdaraha aduunkaa I wareerinaayee i wareerinaayee Wadnahayga inan go,aa Looga waab sameeyee Waanada iyo sheekadu Waanada iyo sheekadu Waanada iyo sheekadu Waanada iyo sheekadu Waxba iima tarayaan Naftana wehel ku moodee Ku husiisiyaysee hee haa Ka wanaaja maad noqon Ka wanaajiya maad noqon Ka wanaaja maad noqon I wanaajiya maad noqon Mise waranka caashaqu Kaligay haa wareeyoo Kaligay haa wareeyoo Igu wiirsadaa tahay Igu wiirsadaa tahay Igu wiirsadaa tahay Igu wiirsadaa tahay
Queue is empty
-- / --