Heesta Cadale - Lyrics
habeen feeysta waynoow fac kastaaba beeshu ay
xeebtii cada le u fuleenoo
barbaartu cayaaraha fududiyo fagaaruhu shitumanayaan
waayeelku ay hayan faaqidaad carfoonow iila fil tahee
afar walxaadoo fa ku taal aar farmasaare ha i fogayn
furaash jacaylbaan kuu fidshee aan fuu feermeyee
faraanti guurood ii furtaan inaan firiyo farac noqonaa
fayow iyo fiidaw kuu dhalaan
wadnaha dhiiga fidiyoo xubnohoo dhan ku faafshaa
qalbigayga furayoo fududeeye
oo inta wiil fariidahoo amaan faraqa loo galshaa
dadku wada fariiqeenaad fil roonow iigu kow tahee