Kaan dooradanoo
Dalka meel kastaba
Udabaal dagnoo
Damashaadnayo
Madaxweenahii
Ina deeqayoo
Kugu diirsanee
Dalka hora mari
Hobaahilow hoobaahilow
Darstuurkeena wacan
Nagu daadihee
Dadka way guteen
Doorkoodii doodi kagama jirtee
Xilka ugu durnaa duub duub
Adoo ku dulsaaranyha
Daacadnimo uqabo
Dalka yeen ka dhicin
Dibindaabiyo waxa is daba marsiiin
Waa waxa dila'oo oo
Dawlad nimada way kala daadisaa
Ana dardaaran aan daba dhigee
Samir iyo dulqaad ayaa la doonayaa
Daruufaa jira oo kala daran ogow
Waxii naga dayacan
Dadka iyo dalkaba daryeel bay rabaa
(Daneeyihii ) iyo Damal ahow
Dadku kugu harsadaan
Waa kukaa ducana lagu daba dhigee
Daadihii dalkana
Hadiii qoraalka heestu qaldanyahay fadlan
Isaxa ma ahi qoraan waxaan kaliya
Taageeraa fanaanada