VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof Jaceyl - Lyrics

Dhoof Jaceyl u daranaa Allahayow u daranaa Dhoof jaceyl u daranaa Maygu anigu maygu dhagay Mayla dhacay warmaha Siduu ii dhugsaday ima dhigin Dhulshisheeye ila aad Dhanna iima dhaafinee Dhuuxiyo lafta dhabartuna Wadnahuu dhexyaalaa Waxaan dhowrayaa Dhagtuna ay sugeysaa Taleefoonka soo dhacaa Dhaayaheygu u dhiirane Dhankaadee Dhadhamiyay galkacal Markii aan dhadhamiyay Kalgacal , Dhunkashada Dhunkasha macaan Dhoola ka qosolkaa Dhugmadiisa wacan Kama dhergee Wali waan dhursugayaa Dhaxantuu igu sugaayiyo Dheelkii baan xasuustaa Ilma dhabac ma iga tiri Waxaan dhowrayaa Dhagtuna ay sugeysaa Taleefoonka soo dhacaa Dhaayaheygu u dhiirane Dhankaadee
Queue is empty
-- / --