VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doonis - Lyrics

gayi dheer jacaylkii u galbadee galin hore tagay oo aan la gaadhayn ha ka daba guclayn aan gam'ee nafyahay hurdada ha iga goyn gayaan kale ma waayine nafyahay guhaadiyo iga daa gilgilashada gabaybaa mar hore yidhi xiligaad ka gudubtiyo galinkii ku dhaafaa gadaal kuuma soo maro
Queue is empty
-- / --