VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guusha soo raac - Lyrics

Somaliland Gebi waysku guul ahaatoo Ood gabi wadaagto Waana Gacal is jeceloo Gacmahaa is Haystee Gobonimada taal Gayigeena wacan ….*Somaliland* In lays Garabsadoo Danta Gaar lanacoo Dan guud loo Guntado Ayaa Inala gudboon Gabdho Iyo haween Gaban iyo Caruur Caaqil iyo wax-garad Kaan garaninoow Maqal Kii Guuxayoow Maqal Haysku Celin……… Gawaan laysma taagee hoooy guusha sooraac Waar hoooooooy guusha soo raac Gobonimada taal Gayigeena wacan ….*Somaliland* In lays Garabsadoo Danta Gaar lanacoo Dan guud loo Guntado Ayaa Inala gudboon Gabdho Iyo haween Gaban iyo Caruur Caaqil iyo wax-garad
Queue is empty
-- / --