Heesta Ha iga roorin - Lyrics
Waxaan raadiyee raacda ugu jiraa
Roone waa inaan reer kuu noqdoo
Raas kula dagaa
Ruumada iyo niyada taadan ba’ayn
Yaad ku reebtayoo yaad ku reebtayoo
Naftu ka Heshee
Anno adi ku raba ha'iga roorin
Caashaqa runta haka roorin
Galgacayl rasmi haka rooin
Raaxada danta ah haka roorin
Oo ruux ku jecel ha'iska reebin
Riixaan udgoon naftu raacdayo
U riyaqaaday baa tahyee ee rumeeey
Mar uun raali galiyee
Reen iyo rafaad nolal aan rabaa
Kala reebayee kala reebayee
Riyade rumeey
Anno adi ku raba ha'iga roorin
Caashaqa runta haka roorin
Galgacayl rasmi haka rooin
Raaxada danta ah haka roorin
Oo ruux ku jecel ha'iska reebin