VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hambalyada Arooska - Lyrics

Labadii heshiisee Horumarkana gaadhee Hoygay dhisayaan Rabigay u hagaaji Isku heelan aamiin Aamiin aamiin Isku heelan aamiin 2x Wiilku waa halyay Gabadhu waa hibaaq Aroos haybad wacan Hambalyiyo salaan Hibo idin dulsaaree 2x Noqda Idim alee noqdaa Hoodiyo barwaaqiyo Hoygii lagu soo hirtee Nin lagu higaadshee Loo wada hanweynyahay 2x Labadii is hantee Heshiis guur wadaagee Hoodaaley nolol wacan Rabbigeen u ajiibayee Isu hiisha aamiin Aamiin aamiin Isu hiisha aamiin 2x Wiilku waa halyay Gabadhu waa hibaaq Aroos haybad wacan Hambalyiyo salaan Hibo idin dulsaaree 2x Noqda Idim alee noqdaa Hoodiyo barwaaqiyo Hoygii lagu soo hirtee Nin lagu higaadshee Loo wada hanweynyahay 2x
Queue is empty
-- / --