Marbaad
jamaal qurux lahayd
Ku jeclaa qalbigu
isoo jiidan jiray
Jeehaaga wacaniyo
Soo joogsigaagee

Haddana waan kaa jeestayoo
Niyada waan kaa jareee
Jacayl kuuma qabo hoy
Ha ijamin caashaqa
Lajalbeeb kaligaa

Jiri kuuma qabee kow dheh
Kuma jaleecayee labo dheh
Kaa jeestayee sedex dheh
Jawi kalaan galee afar dheh
Jacayl kuuma qabo hooy

Jaliiloo alow
Jusaska quraankaan
Jaadir kugu baryee
Ruux jaahiloo
Jacaylkaba aqoon
ha ii joojin ebed

Marnaba aan kuu jiir naxeen
Jariiraco aan lahayn
jago aan la daganiyo
Jees ???
jadiin aan wadaagnee

Jiri kuuma qabee kow dheh
Kuma jaleecayee labo dheh
Kaa jeestayee sedex dheh
Jawi kalaan galee afar dheh
Jacayl kuuma qabo hooy

Exit mobile version