VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanaboolyo - Lyrics

Bilaa dhalataye Barigaan ani waa Bogsoodaye bilaahi Midii maanta baahiday Gooye ilaahay isiiyee Bishaaro ii waaye Bishaaro ii waaye Bilaa dhalataye Barigaan ani waa Bogsoodaye bilaahi Midii maanta baahiday Gooye ilaahay isiiyee Bishaaro ii waaye Bishaaro ii waaye Boqorkii ragoow boode Heedhayoo ila bood Ila bood barwaaqo waaye Barwaaqo waaye Ila bood ila bood Bariga bururtaaban Kuu ehee bahashaa i saar Hoo baala hoo baalimoobe Boqorkii ragoow boode Heedhayoo ila bood Ila bood barwaaqo waaye Barwaaqo waaye Ila bood ila bood Bariga bururtaaban Kuu ehee bahashaa i saar Hoo baala hoo baalimoobe Burji adigaa lehee Siiradan waan arkayee Burji adigaa lehee Siiradan waan arkayee Hoosle iigu imaaw Waan dheer bartankiisiyee Hoosle iigu imaaw Waan dheer bartankiisiyee Bule iila cayaar iila cayaar Aboowe bula iila cayaar Isha baxarka biyaha bada Alaam alaamta aroba Bule iila cayaar iila cayaar Aboowe bula iila cayaar Isha baxarka biyaha bada Alaam alaamta aroba Batoorte midkiin uga baahde Baarankiisiyi bidhaantii Balantiisa maan ka baaqan karaa Badalkaas ka yaal Bariimo ii waaye bariimo ii waaye Batoorte midkiin uga baahde Baarankiisiyi bidhaantii Balantiisa maan ka baaqan karaa Badalkaas ka yaal Bariimo ii waaye bariimo ii waaye Beydkaa ina barxadiis Baabuurka keenay Bilaajo ii suuqa Anba bahasheeda waaye Bahasheeda waaye Birta maan booliyaa Balankay kaxee Hoo baala hoo baalimoybey Beydkaa ina barxadiis Baabuurka keenay Bilaajo ii suuqa Anba bahasheeda waaye Bahasheeda waaye Bahasheeda waaye Birta maan booliyaa Balankay kaxee Hoo baala hoo baalimoybey Burji adigaa lehee Siiradan waan arkayee Burji adigaa lehee Siiradan waan arkayee Hoosle iigu imaaw Waan dheer bartankiisiyee Hoosle iigu imaaw Waan dheer bartankiisiyee Bule iila cayaar iila cayaar Aboowe bula iila cayaar Isha baxarka biyaha bada Alaam alaamta aroba Bule iila cayaar iila cayaar Aboowe bula iila cayaar Isha baxarka biyaha bada Alaam alaamta aroba
Queue is empty
-- / --