VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoraal - Lyrics

caashaq igu laba qarxay dartaa sow imuu qaban qumaati uma ladoo aduunbaan kugu qarwaa jacaylkaad qastaad qoonsadayoo diiday quudkoo ma qaabilo ruuxii aan qabarkaaga ii sidin wixii qabsaday dartaa qoraal kuma qeexi karo meelaan qofna gaadhayn adaa qasnadihii dhigtoo qufulay furuhii la tagay kuumaan qaadin kalgacal nafta kugumaan qasbeen amaan kugumaan qubeen wadnaha maad qaadateen laabtana kumaan qoreen inaad igu qaali tahayoo hadana ii qalantobaan qalbiga wehel kaaga dhigay
Queue is empty
-- / --