VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sooyaal - Lyrics

sooyaal jacayloo luquntayda suranbaa saamalaylee awgaa ugu sifowdaa saablayda ii yaal siday noqonba mooye naftu samirba diidoo sigashay ku sugantahay adiguna sidaadi socodbaad ku maqantahay saqda dhexe habeenkii adigaan ku sugaayoon kuu samraayee markii aad sii maqnaataan sawirkaaga eegaa salaala ma seexdee
Queue is empty
-- / --