taariikh la qoray tojin waxay u tahay wixii hore u tagay
qofba taagtibay qodax ugu tagtaa
tiro waa xisaab tuug tuug ma xado tabca ruux yaqaan ha
ku taagin qorroo dilay kula tagtee
taladana allaa igu toosiyoo tabtaad ila rabtana waa horaan
tuhmee
taleefon danbiyo wakhtiyaan kuugu dagoo kuma taamayee
taa igu ogow
ha u tagin libaax meel taaganoo dibta ha u shalayn
ha is dhihin ku tumoo ruuxaadan tiisa hubin
taajir waa illaah shalay waa wax tagay naftaydii
gashana tawxiid lagu akhriyo waxba kama taree

Exit mobile version