Xabiibkii naftaydoo
Xanaanahaygoo
Xogogaal wax garadoo

Xurguf iyo jaceyl
Isxaanbsadaa
Xiiso kaciyoo
Xasil uma gam’ee

Xamxamta iyo warkiyo
Xanuun baan dartaa
Xoog ii hayee
Xalka talada keen

Xaskii kii ahaayo
Xafidaad kalgacal

Xidid iyo xigaal
Xil ku saarayee
Adiguna xishmeey
Xakamaha adkeey

Xamxamta iyo warkiyo
Xanuun baan dartaa
Xoog ii hayee
Xalka talada keen

Exit mobile version