ma ka oo noqotee
xaaladaad gashay iyo
xumaantii ma kasoo noqotee

xuubkii laga siib
xishadii fadhidoo
laga xaadhay xashiishkii
ma kasoo noqotay

xaashe nin lahi
xal waasan maayee
xamar waa xerowdii
xeebteena aadnee
an kusoo xarshaashnee
xabiibiyow ina keen

xamar soo noqotee
xasuusteenii keed xiisay
xamar ku soo noqotay

xaadaa i dhaqaaqday
xubnahayga jirkoo
xudun weeyi dalkeen
xamar soo noqotee

Exit mobile version