VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ixtiraam - Lyrics

Ixtiraam gobaadiyo wanaag Baan isku ogaynee Eed gashayeee Waxa kuugu wacan Waa af kala qaaad Indhahaagoo shanaadaa Kaa iskay baraayee Naf laguugu aaminay Adaa saaray oogadee Adigaa axdiga qaadayoo Waan adkeeyni yiriyee Si un iigal aadmiga adaan Kaaga soo go'ayeee Sidaad ii gashaan Weli ogooon Uurka ku hayaayee Afar gooysmo Waxaa iiga daran Aabigii dhacayee Indhahaagoo shanaadaa Kaa iskay baraayee Naf laguugu aaminay Adaa saaray oogadee Adigaa axdiga qaadayoo Waan adkeeyni yiriyee Si un iigal aadmiga adaan Kaaga soo go'ayeee Maxaan aamusnaadaa Wadnahaad iiga taallaayee Qalbigaygan eegtaa Aduu sida maqaar baase Indhahaagoo shanaadaa Kaa iskay baraayee Naf laguugu aaminay Adaa saaray oogadee Adigaa axdiga qaadayoo Waan adkeeyni yiriyee Si un iigal aadmiga adaan Kaaga soo go'ayeee Qofka biyo agyaallaan Haddana oomman baan ahayee Iddishayee hadmuu Imaan Nabsaad uruursataa weynee Indhahaagoo shanaadaa Kaa iskay baraayee Naf laguugu aaminay Adaa saaray oogadee Adigaa axdiga qaadayoo Waan adkeeyni yiriyee Si un iigal aadmiga adaan Kaaga soo go'ayeee
Queue is empty
-- / --