VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uurkiyo - Lyrics

Uurkiyo qalbiga Haddii aadan ku ool Ubaxiyo jacayl Kuulamaansideen Eelkaad wadnaha ku abuurtaybaa Abid iga bogsoon Naftu ku aamintaa Sida eeri dhaban Deyn weeyday olol Aragiisa kaan Ku ildoogsadoow Ammaaniyo ducaba Waad istaahishaa Inaan kuu tirshee Aaayatiin kuwaar Uurtii indhaha Haddii aadan aheeyn Ilma socota iyoo Oohin kuma go'een Argagaxisadiyo Aramida jacayl Waa aawadaa Anbadayee waxaan Ayda umaree Maxaad oran lahayd Aragiisa kaan Ku ildoogsadoow Ammaaniyo ducaba Waad istaahishaa Inaan kuu tirshee Aaayatiin kuwaar.....
Queue is empty
-- / --