VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxba kuma diidani - Lyrics

dalmar arigtaadii jaceyl iga daaweynbaa igu soo dagoo dusha laya saaroo dadka hurdabaan ku doon doonayaa dawadaydii noqotee damqashada qalbiga waxaa iiga sii daran jidhkan dubaaxshee oo dalbeeray kalgacalkuye soo durug ubaxana hoo adaa kuu diyaarshee kaan anigu doortayoow waxba kuma diidani doqon yuna layaablee in jaceylkuna wax dara yahy daahna igama saarnee hayeshee dabeeyaa warmuu oigu daa ha oodan la daris la oqon waxaan daysto waligey waxan dabooli karo uuka darajo weynyahay hadagdagi ha dayoobin axdigun aan buuraha dulsaarno ubaxa ee
Queue is empty
-- / --