Heesta Dhigaa - Lyrics
kalsooni anoonku dhaata
anookuu jecel dhigaaga
adaa dhaawacay qalbiga
dhikale xiisaha u aaday
markaad axdigii dhexdeena
jacalkii karaacday dhuuni
ayaan dhinacaygii aasay
dharaaro xusuus mudnaa
sukaadxubigii dhantaashay
maantooy ilmo kaadhacayso anigu dhagaysan maayo
dhigaa calmashada ladoono
adoo miirsaday wanaaga
dhaaxaan sami kugula xaalay
adaa hadba dhinac ubooday adoo caashaqii ogoo
qalbiga dhaymaan uhelay kabaxay mugdigii io dibkii
dhabtii farxad baan hantiyay