VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jigaar - Lyrics

Caashaqu jirabanaa Jidgooyin qodaxliyo Jikaarkiisu badanaa Qofka uu la jaar yahay Hurdo jiifsan maayo Jiridaha wadnaha iyo Qalbiguu ka jiidhaa Dadka qaar ayaa jira Jilbis kaaga daranoo Kuu jiidh naxaynee Ruuxaad jaal ka dhigato Asna kaa janjeeroo Kuu jaakiraa badan badan Jacayl waa cadaawoo Jirjiroole baasiyo Jaajuus ma waayee Dadka ruux jalbeebtiyo Isla jooga necebiyo Aan kuu jireeniyo Jini lagama waayee Ii joogso wiilyow Anba kaama jeestee Hadaad ani i jamatee
Queue is empty
-- / --